Home News DAAWO:- Barnaamij Gaar Ah oo Ku Saabsan Aragtida Shacabka Puntland ee Doorashooyinka...

DAAWO:- Barnaamij Gaar Ah oo Ku Saabsan Aragtida Shacabka Puntland ee Doorashooyinka 2016

145
0
SHARE

Iyadoo dhowaan ay Puntland ka qabsoomeen shirar kala duwan oo ay ka qayb galeen 600 oo ergo ah kana mid ah shacabka Puntland isla markaana ay muujiyeen aragtidooda ku aadan sida ugu wanaagsan ee loo qaban karo doorashada Soomaaliya ee 2016 ayaa waxaa maanta la shaaciyay aragtida shacabka Puntland ee Doorashooyinka 2016.

Guddi howleedka Puntland Ee madasha wada tashiga Qaran ee Geedi Socodka Doorashooyinka 2016 ayaa manta si rasmi ah u shaaciyay aragtida shacabka Puntland ee ku wajahan doorashada Soomaaliya 2016.

Xafiiska Warfaafinta, Wacyigelinta , Hiddaha iyo Dhaqanka Ee Madaxtooyada DAwladda Puntland.

HOOS KA DAAWO BARNAAMIJKA