Home News DAAWO MUUQAAL:- Khudbaddii Wasiirka Arrimaha Dibadda Ethiopia uu Ka Jeediyay Kulankii Garoowe...

DAAWO MUUQAAL:- Khudbaddii Wasiirka Arrimaha Dibadda Ethiopia uu Ka Jeediyay Kulankii Garoowe ee ay Heshiiska Ku Wada Gaareen Dawladda Puntland iyo Dawladda Federaalka Soomaaliya.

1
0
SHARE

Wasiirka Arrimaha Dibadda Ethiopia Dr Tedros Adhanom ayaa khudbad ka jeediyay kulankii Garoowe ee ay heshiiska ku wada gaareen Dawladda Puntland iyo Dawladda Federaalka Soomaaliya, wuxuuna tilmaamay in heshiiskaasi uu ka qayb qaadanayo dardar gelinta arrimaha geeddi socodka. Soomaaliya.

XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYIGELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.