Home News Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magacaabay Taliyeyaasha Ciidanka Booliska Puntland.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magacaabay Taliyeyaasha Ciidanka Booliska Puntland.

116
0
SHARE

Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lagu magacaabay Xeer Madaxweyne Lr-04  January 2018 Taliyaha iyo kuxigeenada koowaad iyo labaad ee Ciidanka Booliska Dawladda Puntland.

Madaxweynaha dawladda Puntland.

Markuu arkay:                      Dastuurka dawladda Puntland.

Markuu tixgeliyey:                Aqoontooda iyo khibradooda shaqo.

 

Wuxuu xeeriyey:

  1. Waxaa S/GUUTO Cabdulaahi Shire[Dool] loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Boosliska Puntland.

 

  1. Waxaa G/Sare Bile Faarax Cali loo magcaabay Taliye ku xigeenka Koowaad ee Ciidanka Booliska Puntland.
  2. Waxaa G/Sare Cusmaan Xassan Cuuke loo magcaabay Taliye ku xigeenka Labaad ee Ciidanka Booliska Puntland.

Xeerkani wuuxuu dhaqan gelayaa markuu  Madaxwaynuhu saxiixo wuuna saxiixay.

 

=DHAMMAAD=

XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYIGELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.