Home News WARBIXIN+SAWIRO:- Qodobo Muhiim Ah oo Kasoo Baxay Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland.

WARBIXIN+SAWIRO:- Qodobo Muhiim Ah oo Kasoo Baxay Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland.

68
0
SHARE

Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa maanta looga hadlay arrimaha Ammaanka, Xaaladda Abaaraha Dalka, Booqashadii Beesha Caalamku ku yimaadee Puntland, Dar-dagelinta Dhismaha Goloyaasha Deegaanka iyo  Baabi’inta Seero’yaasha Sharci dara ah.

1 Warmurtiyed2 Warmurtiyed

 

 

 

IMG_0140
IMG_0143
IMG_0146