Home News WARMURTIYEED +SAWIRRO : Golaha Xukuumadda Puntland oo shirkoodi todobaadlaha ahaa ku yeeshay...

WARMURTIYEED +SAWIRRO : Golaha Xukuumadda Puntland oo shirkoodi todobaadlaha ahaa ku yeeshay Garoowe

47
0
SHARE

Shirka Golaha xukuumadda Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimaha amaanka, hashiiski nabadeynta ee la dhex dhigay laba beelood oo walaalo ah wada dagana Gobolada Barri iyo Kar-kaar, dagaalka yemen iyo saamaynta Puntland, horumarka mashaariicda degmooyinka Puntland iyo Warbixino.

WARMURTIYEED 1 WARMURTIYEED 2

IMG_3628 IMG_3632